Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Shaacisay Inuu Hoos u Dhacay Saameynta Xanuunka Covid-19 ee Deegaanada Hirshabeelle.

0
183

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Hirshabeelle aya waxa ay bilaabeen in wacyigelin ay ka sameeyaan Magaalada Jowhar iyo deegaanada hoosyimaada si looga digo Dadka qatarta Xanuunkani Covid-19.

Wasiir dowlaha wasaaradda Caafimadka Hirshabeelle Dr Muxudiin Mukhtaar Macallin aya Radio isnaay u sheegay in uu yaraaday Halista Cudurka Covid-19 ee Deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa:-Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here