Midka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka hadlay calaamadaha cudurka Cagaarshowga.

0
155

Cagaarshoowga waa mid ka mid ah cudurrada ku dhaca bani’aadamka soomaalidana si aad ah ugu badan wuxuuna u qeybsamaa noocyo kala duwan.

Dhaqan ahaan soomaalida waxa ay sameeyaan daawo dhaqameed taas ah in ay iska gubaan Kalagoysyada gacmaha iyo beerka taasi oo dhibaatooyin hor leh u geysan karta qofka hadduusan la xiriirin dhaqtar sida uu Sheegay Dr Xasan Cali Idhooy.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama sheiklh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here