Beeraleyda Magaalada Jowhar  oo Ku Baaqay In La Xoojiyo Tacabka Dalaga Bariiska.

0
180

Magalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay ka mid tahay Magalooyinka ugu Waxsoosaarka badan xaga Beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha Beeraleeyda Jowhar waxa ay xoojiyaan Tacabka Bariiska oo ah Dalaga ugu Caansan ee lagu Beero Gobolka shabeellaha Dhexe .

Ismaan Cabdiraxiin waxaa uu ka mid yahay Beeraleyda Magalada Jowhar ee Tacba Bariiska waxaa uu ka warbixinaya noocyada uu ukala baxo Bariis Cadaha iyo xaaladaha uu maro Asigo ku baaqay in la xoojiyo Tacabka Bariiska.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here