Isticmaalka Baraha Bulshada Ku Xiriirto Oo Ka Qeyb Qaata Fududeeynta Guurka Lamaanaha.

0
218

Guurka waa qeyb ka mid ah Aas aaska nolsha bani’aadamka  waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jideeyay marka  ay  rabaan inaay lamaanaha isguursadaan.

waxaana jira dhaqan ay soomaalidu horay u taqiinay oo gabadha aysan xulan qofka ay guursaneeyso balse markii ay soo gaartay soomaaliya Aalada casriga ah ee internetka waxaa fududaatay in lamaane aan is garaneyn oo kala jooga dalka iyo diba ay ku heshiiyaan guur Sida uu Sheegay cabdullahi Sheikh Cabdi oo ka mid ah dhalinyarada magaalada jowhar.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here