Horumaro Dhinaca Ganacsiga iyo Dhismaha ah oo Laga Dareemayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
150

Magaalada jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaa laga dareemaya horumar dhinacyada Ganacsiga, Dalxiiska, iyo dhismayaasha Casriga ah oo Magaalada ku soo badanaya.

Waxaa jira goobo badan oo ganacsato ay hirgaliyeen islamarkaana Bulshada loogu talagay inay ku nastaan oo ay isku madadaaliyaan halka qaarna ay isku Sawiraan Dhirta Cagaaran ee Caanka uu ku yahay Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:-  Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here