Shirka Magaalada Dhuusomareeb oo Lagu Go’aamiyay Nuuca Doorasho ee Dalka Kadhaceeysa Sanadka 2021.

0
137

Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa xalay xili dambe lagu soo gaba-gabeeyay wareegii saddexaad ee wadatashiga Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkaan ayaa ka dhashay kulankii Dhuusamareeb (2) oo ay u dhammaayeen Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, qodobadii kasoo baxay waxaa lagu ballamay 15-kii bishaan in dhuusamareeb la isugu tago, balse waxaa ka baaqday Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo shuruudo ku xiray ka qaybgalka kulankaas.

Waxaa Warbixintaan  Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here