Wasiirka Ganacsiga maamulka Hirshabeelle Oo kahadlay Saameynta Covid-19 U ku yeshay Ganacsiga Gobalka Shabeellaha Dhexe.

0
139

Tan iyo markii uu dilacay xanuunka safmareenka ah ee covid19 aya waxa uu sameyn balaran kuyeeshay Ganacsiga gobolka shabellaha dhexe.

Si gaar ah waxa uu sameyay wasarad ganacsiga hirshabelle

Inta badan xanuunka covid19 waxa uu kala xiray dunida oo idil waxana hoos u dhac ku yimid ganacsiyada caalamka

Wasiiru dowlaha wasaarada ganacsiga hirshabelle cali ciiley aya radio isnay kaga warbixiyay sameynta covid19 u ku yeeshay ganacsiga wasaradda hirshabelle iyo  caqabada ay kala kulmeen inta uu jiray xanuunka covid19

Dhawaan waxa ay dowlada somaliya ay  dib u  furtay  duulimaadyadii  caalamiga ahaa waxana hadda yaraday sameynta xanuunka  covid19.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa:-Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here