Tulooyin badan oo hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa sameeyn xoogan ku yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabelle oo Sanadkan sababay iney go’aan Beerihii ku yiilay Dalagyadii kala duwana iyo in la Barakaco.
Tulooyinka Shiidlo Bari iyo Xudur Ciise oo ka mid ah Tulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay ayaa waxa ay ka mid noqdeen Deegaanada uu Aadka usameyey Fatahaada Wabiga Shabelle waxana Tuulooyinkaas ka jira Xaalado adag oo dhanka Nolasha ah.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.