Dhalinyarada magalada jowhar oo ka hadlay sameynta uu ku yeeshay cudurka covid19.

0
137

Xili dowladaha caalamka  ay la dhibatonayaan ka soo kabashada dhaqaale ee covid19 oo wali laga digaayo halista uu leeyahay ayaa waxaa  muuqata  sameynta  dhinacyaha badan leh ee uu ku yeeshay xanuunkan  dhalinyarada ku nool magalada jowhar ee caasimada hirshabelle .

Cabdiraxmaan maxamed oo ka mid ah dhalinyarada ku nool jowhar ayaa ka warbixinaya sida uu usameyey cudurka covid19………..

Dhinaca kale gudoomiye ku xigeenka uruur ay ku mideysanyihiin dhalinyarada hirshabelle ee hiil Shariif Axmed ayaa sheegay in cudurka covid19 uu sababay in wax lagu barto hab online ah……………

Cudurka covid19 ayaa sameyey waxbarashada, ganacsiga , duulimaadyada iyo isku socodka caalamka inkasto hadda uu umuuqdo inuu siyaranaayo madaama inta badan dib loo furay adeegyadii uu hakadka galiyey hadana wali waxaa jira ka digista faafitaanka cudurka oo cabsi badan laga qabo .

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Casiis Xasan Mucallim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here