Xanuuno ay Jadeecadu kamid tahay oo laga soo sheegayo Tuulada Gaafaay ee magaalada Jowhar.

0
146

Tuulada Gaafay Waxa Ka Mid Tahay Tuulooyinka Hoosyimaada Magaallada Jowhar Waxaana Saameeyay  Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Gudoomiyaha Tuuladaasi Oo Wareysi Siiyay Idaacada Isnaay ayaa Ka War Bixiyay Dhibaatooyinka ay Ku yeesheen Fataahadaha Dadka Degan Tuuladaasi.

Gudoomiye C/ Qaadir Muxumed Maxaad ayaa Sheegay Inta Badan Dadkii deganaa Tuulada In ay Ka Barakaceen halka Qaarne Ay Ku Sugan Yihiin Meelaha Doonka ah ee Tuulada Waxa Uuna  Xusay In Tuulada Uu Ka Dilaacay Xanuuunka Jadeecada iyo Duumada.

Warbixintaan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here