Aqoonyahaanada Magaalada Jowhar Oo Ku Baaqay in laga Qeyb qaato Horumarinta Machadka Magaalada Jowhar.

0
157

Socdaalkan ayaa ahaa Mid  uu ugu Kuurgalaayay Aqoonyahaan Cabdulle Saney Cumar  Xaalada Waxbarasho Ee Machadka Magaalada Jowhar kaas oo Wax badan ka Badalay Nidaamkii Waxbarista ardayda Magaaladani Ku Nool.

Cabdulle Saney ayaa Mid mid u kormeeray Fasalada uu ka kooban yahay Machadka waxaana uu sidoo kale la kulmay maamulka iyo macalimiinta Machadka oo uu ka Xog wareystay Dadaalada ay ku Bixinayaan Ardayda Da’da yar ee Dhigata Machadkan.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya: cusmaan cabdalla cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here