Beeraleyda Deegaanka Jameeco Mubaarak Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Sheegay in Ay Wajahayaan Xaalad Adag Oo Dhinaca Nolosha ah

0
159

Waxaana jira Beeraleey Badan oo 4xilli Beereed ay Beerahooda Biyo Aafeeyeen sidoo kale meelahii burcooyinka ay cunayaan xayawaanka daanyeerka dantuna biday inuu gaari dameer nolosha reerka wax uga raadiyo isagoo qoryo suuqa jowhar usoo raara.

Abuukar Maxamuud oo ka mid ah beeraleeyda Duleedka jowhar ayaa sheegay dhibaatooyinka ay ku qabaan biyaha xaafka ee soo galay beerihiisa.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa: maryama sheikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here