Maamulaha Machadka Magalada Jowhar Oo ka Hadlay Waxbarashada Dugsiga.

0
144

Cumar Cali Maxamuud Oo Ah Maamulaha Machadka Magalada Jowhar Oo Wareysi Siiyay Idaacada Isnaay Ayaa Ka Warbixiyay Ujeedada Loo Aas Aasay Iskuulka Waxa Uuna Sheegay In Ay Ka Mid Tahay Baahinta Dhaqanka Suuban Ee Islaamka Iyo Sidoo Kale In Wax Lagu Baro Dadka Ku Nool Magalada Jowhar Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here