Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha hirshabelle mudane cumar maxamed Cumar ayaa sheegay iney wadaan qorshe shaqo abuur loogu sameynaayo ku dhawaad 1000 dhalinyaro oo hirshabelle ku nool……
Wasiirka ayaa sidoo kale dhalinayarada ku nool hirshabelle kudhiiri geliyay in ay ka shaqeyaan doorka ay ku leeyihiin horumarka degaanka, nabada iyo kobaca dhaqaalaha.
Warbixntan waxaa inoo soo jeedinaya: cabdicasiis xasan macalin.