Maamulka Tuulada Maqdis Ee Hoostagta Degmada Balcad Oo Gurmad ka Dalbaday Madaxda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

0
273

Tuulada Maqdis Waxa Ay Ka Mid Tahay Tuulooyinka Hoostago Degmada Balcad Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaana Tuuladaasi Ka Jirto Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Taasi oo sabab u noqotay saameyn balaaran oo ay ku yeelatay  fatahaadaha iyo roobabka isbiirsaday weline tuullada waxaa ku jiro biyaha wabiga shabeelle.

Gudoomiyaha Tuulada maqdis Cabadi casiis Axmed Cumar oo wareysi siiyay idaacada isanaay waxaa uu ka hadlay xaalada Dhabta ah ee ka jirta tuuladaasi waxa uuna sheegay in dadka ay ku noolaayeen wax soosaarka beeraha balse ay cagta mariyeen biyaha wabiga shabeelle hadane dadka ayasan heysnin wax ay cunaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here