Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle Oo Soo Saartay Nidaamka Waxbarashada Dugsiyada ee Maamulka Hirshabeelle.

0
891

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Abuukar Xasan Abuukar ayaa Waxaa lagu Faahfaahiyay Nidaamka Waxbarasho Ee Laga Hirgalinaayo Dugsiyada Deegaanada Hirshabeelle.

Warqadda ayaa lagu ogeysiinaayay Gudoonka Waxbarashada labada Gobol, Kormeereyaasha Waxbarashada iyo Agaasimayaasha sidoo kalana lagu xusay Wsiirka Waxbarashada Hirshabeelle iyo Ku Xigeenkiisa ayaa Ujeedadeedu aheyd sidii Dugsiyada Waxbarashada ee Hirshabeelle ay u qaadi lahaayeen talaabooyinka Waxbarasho ee Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintaas waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here