Munaasabad lagu Weyneynayay Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

0
151

Maanta oo kale oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-August Sanad Walbaa waxaa loo asteeyay Maalinta Dhalinyarada Adduunka waxaana Munaasbada lagu weyneynayay xuska Maalinkani lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle.

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Ururada Dhalinyarada, Duqa Magaalada Jowhar, Wasiir ku xigeenka Waasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here