Xanuunka  Jadeecada Oo ka dilaacay Tulada Gashaanle Ee Hoos Timaada Degmada  Jowhar

0
202

Deegaanada hoosyimada Degmada  Jowhar ayaa waxa inta badan saameyn ku yeshay biyaha fatahadaha ah ee Webiga Shabelle kasoo sababay in ay go’aan dalagyadii ku beerna dhul beredyada Gobolkan.

Tuulada gaashaanle waxa ay ka mid tahay tuuloyiinka hoos yimaada Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle Waxaana ku faatahay Webiga Shabelle iyadoo ay wali  ku jiraan biyaha haraga ah ee ka dhashay  fatahadaha Webiga Shabeelle ka Sameeyay Tuuladaasi.

Biyaha Haraadiga ah ayaa Sababay Xanuuno ay jadeecadu Kamid tahay Waxaana Dadka Tuuladaasi Oo aan Heysan Goobo Caafimaad Xiligaan Soo Wajahay Xaalad Adag oo dhinaca Caafimaadka ah sida uu idaacada isnaay U Sheegay Gudoomiyaha Tuulada Gaashaanle Cabdullaahi Axmed Muxumed

Warbixintaas waxaa inoo soojeedinaaya:-Xaliima Xasan Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here