Tuulada Gumarey Ee Magaalada Jowhar Oo Ka Soo Kabaneysa Saameynta Fatahaadaha Webiga Shabeelle.

0
174

Inta badan Tuulooyinka ay Saameynta ku yeesheen Fatahaadaha Webiga Shabeelle ayaa laga Dareemayaa in biyaha ay ka sii yaraanayaan Taas oo Suuragalin karta In Dadkii Ka Barakacay Tuulooyinkaasi ay Dib ugu Laabtaan Guryahooda.

Tuulada gumarey oo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Hada u Muuqata Mid Kasoo Kabaneysa Saameyntii ay Daadadka Fatahaadaha Ka Dhashay Ku Reebeen Sida Uu Radio Isnaay U sheegay Gudoomiyaha Tuuladaasi Saalax Xaaji.

Waxaa Warbixintaan Inoo Soo Jeedinaaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here