Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar Oo ka Hadlay Kaalinta Cayaaraha Kubadda Cagta Ka Qaadan karaan Is dhexgalka Bulshada.

0
182

Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle waxa ay ka qeyb qaataan isdhexgalka bulshada, Horumarka Deegaanka iyo Nabadgalyada.

Waxaa jira kooxo Dhalinyaro ah oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwaas oo ka kala tirsan Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada ayago door muuqda ka qaata sidii ay usoo celin lahaayeen Bilicda Magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha uruurka Dhalinyarada Magaalada Jowhar  Cabdiqaadir Xasan Yuusuf ayaa ka warbixiyey sida dhalinyarada ay uga qeyb qaataan isdhexgalka bulshada iyo Horumarka Magaalada.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here