Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Wali Degmooyinka Gobolka Kawada Wacyegalinta Halista Cudurka Covid 19.

0
154

Magalada Jowhar Ee Caasimada Maamulka Hirshabelle waxaa wali ka socda Wacyi gallinta lagula Dagaalamayo Cudrka Covid19 oo Dunida dhibaato ba’an ku haaya inkasto hadda ay muuqato iney yaranayaan saameynta Curukan hadana Dadaalada Dunida ka socda ee Cabsida feyruska Corona ayaa la sii adkeeyaa si loo ilaayo Faafitaanka iyo Halista uu leeyahay.

Uruurka Dhalinyarada Gobolka Shabellaha Dhexe oo isxilqaamay ayaa Deegaano Hoosyimaada Degmooyinka Jowhar, Mahadaay , Balcad , Warshiikh iyo  Cadalle ka wada wacyi galinta bulshada looga digaayo Halista uu leeyahay Xanuunka Covid19.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here