Maamulka Degmada Mahaday Oo Sheegay in Fatahaadaha Webiga Shabeelle ay Go’doomiyeen Degmadaas.

0
179

Gudoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Oo Wareysi Siiyay Idaacada Isnaay Ee Magaalada Jowhar Ayaa Ka Hadalay Dhibaatada Ka Dhalatay Fatahaadaha Webiga Shabeelle Iyo Roobabka Isbiirsaday Waxa Uu Sheegay In Daadadka Ka Dhashay Fatahaadaha Iyo Roobabka ay Cagta Mariyeen Dalagayadii Ay Beerteen Dadka Ku Nool

Waxaa Uu Xusay In Degmada Mahadaay Ay Go’doomiyeen Biyaha Webiga Shabeelle Marar Badane Ay Gudbiyeen Cabasho

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here