Wasaarada Waxbarashada Hirshabelle Oo ku Dhawaaqday iney fureyso Dugsiyo waxbarasho oo lacag la’aan ah.

0
223

Burburkii Dalka kadib waxaa aad uyaraa in la helo adeegyo waxbarasho oo tayo leh lkn markii dambe waxaa hirgalay dugsiyo waxbarasho oo ay leeyihiin dad gaar ah lacagna laga qaadayey Ardayda dhiganeysa wali arintaas ayaa soomaaliya ka jirta balse hanaan Dowladnimo kadib goobo waxbarasho oo lacag la’aan ah ayaa dalka oo dhan laga furay oo dowlada ay masuul ka tahay.

Waxaa Loo yaqaan  Go to school ama aada dugsiyada inkasto  eysan dhameystirneen fasalada dhexe iyo sare hadana baahida waxbarasho wali wey taagantahay.

Jowhar waxa ay ka mid tahay Magalooyinka ku yaala dugsiyada waxbarasho ee ardayda laga qaado lacag mana jirto dugsiyo ka kooban sedexda heer ee waxbarasho sida Hoose, dhexe iyo sare oo lacag la,aan ah.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here