Mid kamid ah Aqoonyahaanada Bartay Cilmiga Beeraha Oo Ka Hadlay Sida Looga Gaashaaman Karo Fatahaadaha Webiga Shabeelle.

0
153

Isbadalka Cimalada iyo Roobabka Soo kordhay ayaa Saameeyn ku yeeshay Webiga Shabeelle Taasoo keentay  in ay Roobabka gooyaan Dhul beereed badan haddii ay beeraleeydu ka fakato biyaha Webiga Shabeelle.

Sidoo kale Webiga dhexdiisa oo qashinka lagu shubaa waxa ay sababtaa Nadaafad daro iyo inuu wabiga karkaarada jabsado Maadamaa gudaha ay qashin ka buuxaan Sida uu Sheegay Cumar Saalax Cabdi Oo ah Aqoonyahaan Bartay Cilmiga Beeraha.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here