Dhalinyaro Wiilal Iyo Gabdho isugu Jira Oo Ka Faa’ideystay Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Jowhar.

0
170

Jowhar waxaa ku yaala Dugsi lagu barto Farsamada gacanta oo isugu jira hagaajinta Mobeelada,Farsamada korontada iyo tolida Dharka waxana ka faa,ideysta Dhallinyaro badan oo wiillal iyo gabdho ka kooban muddo aan sidaas ubadneyn ayey ku qaadata iney bartaan Xirfadahaasi.

Barayaal aqoon durugsan u leh Farsamada gacanta ayaa soo saara Dhallinyaro ku shaqeysan kara Xirfadahaasi ayago markii ay dhameystaan la siiyo Agabkii ay ku Howlgali lahayeen .

Warbixintaan waxaa inoo soo diyariyay:-Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here