Haweenka Ka Ganacsada Dharka Oo Ka Hadlay Saameeynta Dhaqaalle Ee Fatahaadaha Webiga Shabeelle iyo Viruska Corona ku Yeesheen Ganacsigooda.

0
150

Haween badan ayaa ka ganacsada Suuqyada Magaalada Jowhar waxeeyna iibiyaan waxyaabo badan balse Haweenka ka ganacsada dharka iyo kereemooyinka jirka ayaa sheegay inaay dhibaato kala kulmeen halkii dharka uga imaaan jiray oo ah Dibadaha in laga keeno.

Sidoo kale waxaa Dhibaato ku noqotay Fatahaadaha Webiga Shabeelle oo Beeraley badan oo wax uga qaata Ganacsatada Marka Beeraha soo go’aan balse 4xilli beereed aysan wax Dalag ah aysan soo goosan waxa ayna Dantu kaliftay in ay ugu daraan Deyn ka badan kuwii ay qabeen sanadkii hore.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here