Fatahaada Webiga Shabeelle Oo Saameyn Dhinaca Nolosha ah Ku Yeeshay Dadka Ku nool Tuulada Bannaaney Ee Duleedka Magaalada Jowhar.

0
192

Tuulada Bannaaney oo ka mid ah Tulooyinka Hoos yimada Degmada Jowhar Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa  saameyn balaaran ku yeeshay Fatahaada Webiga Shabeelle.

Xili manta Ay ku Begneed Malinta labaad ee Ciidul adxaa ayaa waxa Dadka ku nool Tuulada Bannaaney ay ku Ciideyn Ayagoo ku sugan Guryahooda Madama aysan jirin isku socodka Tulada Sababo laxiriira Fatahaada Wabiga Waxana Dadka dan yarta ah loo qeybiyey Xoolaha Udxiyada oo Tuulada lagu Gowracay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa: Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here