Qaar katirsan Ganacsatada Xoolaha ka keena Degaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo walaac ka muujiyey Dooni ay sheegeen in Xoolaha ay ku soo qaadan.

0
246

Waxaana jirta Qasaarooyin dhowr ah oo soo gaaray  Ganacasatada Xoolaha Ee Gobolka shabeellaha dhexe  gaar ahaan Ariga oo dhawaan ay ku dhinteen ku dhawaad 15 neef  ka dib markii ay ku qalibantay dooni ay saarnaayeen in ka badan 60 neef.

Maxamed Axmed Sheikh oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ka keeno Bariga Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay Dhibatooyinka ay ku qabaan Doomo ay ku soo qaadan Xoolaha madaama Fatahaada Wabiga uu jaray Wadooyinkii ay isticmalayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineyso:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here