Dhallinyaro Baraha Bulshada caan ka ah Oo Jowhar ku Qabtay Bandhig Faneed ku saabsan Munaasabada Ciida.   

0
226

Kooxdan waxaa la dhaha Lug Qaad waxa ay inta badan Baraha Bulshada ku soo bandhigaan Ruwaayado ay ugu talagaleen in dadka ay ku Madadaaliyaan.

Bandhig Faneed ku saabsan farxada Ciida ayaa waxa ay ku qabteen Magalada Jowhar waxaana lagu soo bandhigay heeso iyo ruwaayado  oo ay ugu talagaleen isdhexgalka Bulshada iyo Nabada waxana ka qeybgalay Dadweyne badan oo reer Jowhar ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinayo : Cabdi Casiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here