Gudoomiye ku Xigeenka  Labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle oo Ka Hadashay Saameynta Fatahaadaha ay ku yeesheen Dabaal daga  Ciida Carafo.

0
202

Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka  Hirshabeelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Hirshabeelle ugu Hambalyeysay Farxadda Maalinta Ciidul Adxaa.

Gudoomiye Canad ayaa sidoo kale sheegtay in Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn Balaaran Ku yeesheen Dabaal Dagii Ciida Carafo Maadaama Dadka Gobolkaan Shabeellaha Dhexe Ku Nool ay la Daalaa Dhacayaan Dhibaatooyinka Fatahaadaha.

Siksataba ha,ahaatee Hadalka Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabeellle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa imaanaya Xilli Maanta Dunida Islaamka Looga dabaaldagayay Maalinta 1-aad ee Ciidul Adxaa.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here