Dhageyso Warbixin Gaar ah Oo Ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga Ee Ka Hortaga Ka Ganacsiga Dadka.

0
183

30 ka July Maanta oo kale sanad waliba Waxaa Dunida laga Xusaa Maalinta Caalamiga ah Ee Ka Hortaga ka Ganacsiga Dadka Taas oo looga Gol leeyahay in Bulshada lagu Baraarujiyo Qatarta Tahriibka.

Waxaa jira tiro Dhalinyaro ah Oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira Kuwaas oo lagu Qasbay in ay wajahaan Xaalad Adag oo Dhanka Nolosha iyo Deganaanta ah ka Dib markii laga Waday Dalkooda Hooyo iyagoo lacago bandanna laga Qaatay.

Meelo badan oo kamid ah Dunida waxaa wali Dadka loogu Iibsadaa Si dadban iyo si Muuqata Waxaana ugu Badan Dhalinyarada Dalkooda ka tahriiba kuwaas oo u gacangala Kooxo Magafeyaal ah oo ka beec mushtura Dadka.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here