Wasaarada Haweenka Hirshabelle oo ku baaqday in loo gurmado Dadkii uu Saameeyey Fatahaada Webiga Shabeelle.

0
186

Fatahaada Webiga Shabelle ayaa sanadkan Saameyn xoogan ku yeeshay Qoysas Dan yar ah iyo wax Soo saarkii Beeraha ee Gobolkani Shabellaha Dhexe.

Deegaanada hoostaga Degmooyinka Jowhar, Mahadaay iyo Balcad ayaa inta badan la dhibatonaaya Fatahaada  iyadona wali ay jirto Cabsida in markale uu Webiga Fataho.

Masuulyiin katirsan Maamulka Hirshabelle ayaa gaaray qaar katirsan tulooyinka uu Saameyey fatahaada Wabiga ayago garsiiyey Jawaano looga Hortago fatahaada.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here