Sarkaal ka tirsan Wasaarada beeraha iyo waraabka hirshabeelle Ayaa sheegay in ay sameeyeen wacyigalin ka hor inta aysan dhicin Fatahaada ku soo Noq noqotay Gobolkani Sh/dhexe balse ay ka gaabiyeen beeraleeyda waxaana uu intaas ku daray inaay jiraan hey,ado aan dowli ahayn oo warbixinada ka qaataan beeraleeyda.
Cumar Xasn Cusmaan oo ah mas,uul ka tirsan wasaarada beeraha hirshabeelle ayaa Radio Isnaay Uga Warbixiyay Dhibaatooyinka Keenay In Wax Laga Qaban Waayay Fatahaadaha Webiga Shabeelle.
Warbixintaan Waxaa Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.