Mid ka mid ah Aqoonyahanada Magalada Jowhar Oo sheegay in Nabadda lagu Heli karo isku Xernaan Udhaxeysa Bulshada Qeybaheeda kala Duwan.

0
149

Nabadda waa qeybaha ugu weyn ee wadankasta uu ku dhisan yahay waxayna Aas,aas u tahay Bulsho kaste oo meel degan uuna ka dhaxeeyo xeer iyo kala danbeeyn taasoo Hurmuud u ah in Nabad lagu wada noolaado oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Maxamed Maxamuud Oo ka mid ah Aqoonyahanada ku Dhaqan Jowhar ayaan weeydiiyay sida looga qeyb qaadan karo Nabad Dhiska Dalka.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:-Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here