Maamulaha Iskuulka Warshiikh Oo Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle ka Dalbaday In Laga Taageero Agabayada Waxbarasho.

0
182

Maamulaha Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare Ee Degmada Warshiikh Cabdulaahi Maxamed Cabdulle Oo Wareysi Siiyay Idaacada Isnaay Ayaa Ka War Bixiyay Heerka Wax Barashada Iskuulkaasi Waxa Uuna Tilmaamay in Deegaanka Aanu Horay U Laheyn Dusiga Sare Balse Ay Soo Kordhiyeen Sanadkii 2019 iyadoo Ardayda Markii Ay ka Baxaan Dugsiga Dhexe ay Waxbarasho Dugsi sare udoonan Jireen iskuulada ku Yaalla Magaallada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Waxaana uu Maamulaha Dugsigaasi Ka Dalbaday Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle iyo Tan Dowlada Dhex In Ay Usoo Dhameystiraan Agabka Waxbarashada Si Dadka ku Nool Warshiiq iyo Degaanada Hoos taga Looga Saaro Jahliga.

Warbixintaas Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here