Waxgaradka Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Dowlada Ka Dalbaday In ay U soo Gurmato Dadka Fatahaaduhu Ku Dhibaateeyeen Deegaano ku Dhow Jowhar.

0
190

Fatahadaha webiga Shabelle aya waxa ay inta badan sameyn balaaran ku yeesheen dadka ku dhaqan degmooyinka jowhar balcad iyo mahadaay waxana fatahada uu sameyay webiag sahbelle uu baabi’iyay dalagyadii ku beerna beeraha deganadaas uu sameyay.

Qaar ka mid ah odyaasha dhaqanka ee  gobolka shabellaha dhexe oo kulan ku yeeshay magalada jowhar ayaa waxa ay ka hadleen dhibatada ka dhalatay fatahada wabiga Shabelle uu ka geystay degaano ka tirsan gobolkani shabellaha dhexe.ayagoo sido kale cabsi ka mujiyay hadii biyahaasi aan la xerin in aay magalada ku soo fatahaan.

Waxaa Warbixintaan Inoo Soo Jeedineysa Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here