Webiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Xaafado Katirsan Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
276

Xaafado ka tirsan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ku Fatahay Webiga Shabelle waxaana ka mid ah xaafada kacaanka dadka Deegaanka ayaana ku guleystay iney iska caro turaan meelaha uu biiyaha ka keenay wabiga iyado cabsi hor leh ay muujinayaan dadka ku nool xaafadahaas haddi mar kale uu wabiga biiyo keeno.

Shabcaan Cabdulle waxa uu ka mid yahay dadka ku nool Xaafada Kacaanka ee Degmada Mahadaay waxa uu ka warbixinaya sida ay ugu guleysteen iney iska caro turaan wabiga.

Warbixintaas Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here