Dhalinyadda waxay ka mid tahay qeybaha ugu badan ee waddan leeyahay waxaana la sheegaa boqolkiiba 75 inaay qeyb ka yihiin bulshooyinka iyagoo ka qeyb qaadan kara horumarka iyo dib udhiska Dalka.
Nimco jimcaaale Axmed oo ka mid ah ardada jaamacadaha jowhar wax ka barta Ayaa ka Hadashay Qaabka Ay Dhalinyarada uga Qeybqaadan Karaan Horumarka Dalka.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.