Haweenka Suuqa Ku iibya Xoolaha Nool Ee Magaalada Jowhar Oo Gaabis Ku yimid Ganacsigooda

0
192

Haweenkan  oo isgu jira kuwa seylada xoolaha kudhex  iibiya qaar muqdisho ka yimaada iyo qaar  hilibka kusii dhex ganacsada suuqyada ayaa sheegay inaay xoolahii ka yaraadeen seylada sidoo kalena aysan jirin dadkii iibsan jiray ee dhaqaalka uqaadan jitay .

Waxay ka cabanayaan in xoolahaii ay fogaadeen oo laga keeno meelaha qaarkood doomo taasina waxay sanbabtay inaay haweenka aadi Karin meelaha xilligan laga keenayo xoolaha

Shukri geedi cali waa hooyo in mudo ah kusoo dhex jirtay iibinta xoolaha nool ee magaalada jowhar waxay raadiyow isnaay uga warbixisay xaaladaha suuqa

Xilligan ayaananjirin dadkii dhaqaalka iyo beeraleeydii suuqa waxka iibsan jiretay fatahaado sababay kala xiranka wadada iyo xagaayihii xilliga guga

Warbixintaas waxaa inoo soojeedineysa:-Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here