Dhalinyarada ku Shaqeysta Xirfada Dhar Tolista Oo Ku Soo Badanaya Magalada Jowhar Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

0
175

Magalada jowhar ee caasimada hirshabelle waxaa ku yaala dhowr xarumood oo lagu talo dharka ama lagu dawaaro, dhalinyaro baratay xirfadaas ayaa shaqo abuur ka sameystay si ay ugu mareyaan nolashooda iyo mida qoyskooda waxa ayna nashqadeyaan dharka dumarka iyo raga qaarkoodna waxa ay ku shaqeystaan kaliye tolida dharka caruurta dhalinyaradan ayaa ku qanacsan in dalkooda ay ku shaqeystaan halkii ay ka tahriibilahayeen.

Qaar ka mid ah dhalanyarada ku shaqeysta xirfada dhar tolista ee magalada jowhar  ayaa ka warbixinayey sida ay nolashooda ugu dabiraan shaqaadaas……

dhalinyarada ku shaqeysaneysa xirfada dawaarka ama tolista dharka ayaa ku soo badanaya magalada jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe .

warbixntaas waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here