Maamulka Dugsiga Shiiq Maxamed ee Degmada Mahadaay oo Dalbaday in Laga taageero Agabka Waxbarashada ee Dugsigaasi

0
181

Maamulaha Iskuulka Shiiq Maxamed ee Degmada Mahadaay  Maadeey Ciise Casamar Oo Wareysi Siiyay Idaacada isnaay Ayaa Ka Warbixiyay Heerka Wax Barashada Iskuulkaasi Waxa Uuna Tilmaamay In Furitaanka Iskuulka uu yimid Kadib Markii ay arkeen Baahiyaha Loo Qabo In Wax La Baro Daka Ku Nool Degmadaasi .

Waxa uu Sidoo Kale Ustaad Maadeey Xusay In ay Sii Wadi waayeen In Arday ay u Dhameystiraan Dugsiga Sare Sababo La Xiriira Dhaqaalo yari soo Wajahday Iskuulka Wuxuuna Sheegay In ay Gudbiyeen Cabasho La Xiriirta Waxbarashada .

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here