Qaar ka mid ah Haweenka Magalada Jowhar oo ka hadlay sida looga wacyi gallin karo bulshada tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.

0
184

Tacaddiga loo geysto Haweenka sida kufsiga waa Dhacdooyin inta badan ka dhaca Dalka si looga hortago dhibaatadaas ayaa Haweenka ku nool Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabelle waxa ay bilaabeen in bulshada ay ka wacyi galiyaan dhibaatada uu leeyahay kufsiga.

Qaar ka mid ah Haweenka jowhar ayaa ka warbixinaya dhibaatada iyo Xadgudubyada loo geysto Haweenka iyo si looga wacyi galinkaro.

Sikastaba Waxaa hadda sii yaranaaya Tacaddiga loo geysto Haweenka iyado ay isa soo tarayaan wacyi galinta loo sameeynaayo bulshada si looga badbaadiyo dhibaatada ay kala kulmaan kufsiga.

Warbixintaas Waxaa Soo Jeedinaaya Cabadi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here