Qaar kamid ah Dhallin yarada magaalada jowhar oo ka Hadlay Qaabka Ugu Wanaagsan Ee Looga Shaqeyn karo is dhexgalka Bulshada.

0
199

Qaar ka mid dhalin yarada ku nool magallada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka  hirshabeell ayaa ka hadalay sida dhalinyarada ay ugu qeyb qaadan karaan is dhexgalka bulshada.

Cabdi waaxid Abuukar Cali Ayaa sheegay in Dhalinyarada ay qeyb ka yihiin Bulshada Iyaga oo Si weyn ugu qeyb qaata isdhexgalka bulshada.

Sidoo kale Axmed Maxamed Fiidow waxa uu ka mid ayahay dhalinyarada Wax baratay Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaa uuna sharaxayaa sida dhalinta ugu shaqeyaan is dhex galka bulshada Iyo sidii ay u dabooli lahaayeen baahiyaha ay qaabaan bulshada.

Waxaa Warbixintaas Soo Jeedinaaya Cabdi wali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here