Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Dalka oo Maanta si rasmi ah uga Furmay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle

0
158

Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiyada Magaalada Jowhar  ayaa Maanta oo Sabti ah si rasmi ah ugu fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada dhexe

Ugu horeyn waxaa Furitaanka  Imtixaanka Shahadiga ah ee Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ka hadlay   Wasiirka Wasaaradda waxbarshada Hirshabeelle Dr. Cabdullahi  Abuukar xuseen wuxuuna  guul u rajeeyay ardayda  u fariisatay Imtixaanka Shahadiga ah ee dugsiga dhexe.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedineeysa:-  Xaliimo Cali Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here