Mid kamid ah Haweenka Ka Soo Barakacay Fatahaada Tuulada Maagaay Oo Ka Hadashay Xaalada Nololeed Ee ay Hada Ku Jirto.

0
182

Qoysas  Beeraleey ahaa ayaa Xilagan  Banaanyaal u noqday Dhaxanta iyo Kaneecada kadib markii ay kasoo Barkaceen   Fatahaadii Webiga Shabeelle kuwii ugu danbeeyay.

Toban qoys oo ay Xaliimo ka mid  tahay  ayaa Todobaadkii hore kasoo barakacay Tuulada maagaay  oo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Jowhar , iyagoo soo Degay Xerada Barakaca ee Isnaay Biyaaso  waxayna  Biyaha soo galeen todobaadkii hore  iyagoo  Xaaqay  Dhamaan wixii Dalag ahaa  ee Tuulada ku beernaa waana markii Sedexaad ee Fatahaadu Saameeyn ku yeelato.

Xamiido jimcaale xayoow  oo kamid ah Hooyooyinka kusoo Barakacay Xerada Isnaay Biyaasa ee Degmada Jowhar  iyada iyo shancaruur ah oo aabahood ay kala tageen ayaa sharaxeyso  Qaabka ay u Maareeyso Noloshooda.

Warbixintaas waxaa inoo soo jedineysa:-Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here