Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Jowhar oo soo dhaweeyey in dib loo furo Duullimaadyada gudaha ee dalka.

0
196

Dowlada soomaaliya ayaa shaacisay in Maalinta Axada ee 5ta bisha Julay dib loo furi doono Duullimaadyada gudaha ee dalka kadib markii loo xiray sababo laxiriira xanuunka covid19.

Qaar katirsan Bulshada Magalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle gar ahaan ganacsatada ayaa soo dhaweeyey go,aanka dowlada faderaalka soomaaliya ay ku fasaxeeyso duullimaadyada gudaha ayago sheegay in fursad ay utahay oo badeecadaha ay ku heli karaan.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaaya:- Cabdi casiis xasan macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here