Dhalinyarada ku Shaqeysata Wadista Mooto Bajaajka Oo Ku Soo badanaaya Magaalada Jowhar.

0
247

Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle Oo shaqo abuur ka sameystay Mooto Bajaajka ayaa ka hadlay isbadalka ku yimid Tirada Mootooyinka Ee ku soo badanaya Jowhar Dadweynaha isticmaala Mooto Bajaajka Qiimaha ay ku raacaan waa 5 kun oo Shilinka Soomaaliga ah halka kuwa kireystana ay bixiyaan 1 dollar Si Loo Geeyo Goobta ay donayaan .

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysta Dhug dhugleyda ama Mooto Bajaajka ayaa ka hadlaya isbadalka iyo tirada Mootooyinka Magaalada Jowhar ayago sheegay in shaqo abuur wanaagsan ay unoqotay Mootada isla markaana Waxbadan ka badashay nolashooda…….

Warbixintaas waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here