Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo ku Baaqay in la Barto Farsamada Gacanta.

0
175

Dhalinyarada Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay muhiim tahay in Dhalinyarada ay Shaqo Abuur Sameystaan Maadaama ay Wadanka Shaqo Yari Ka jirto Dhalinyaradan ayaa sheegay in aysan qalinka iyo buuga oo kaliya waxbarsho u ahayn  balse ay sameyn karaan shaqooyinka gacanta laga qabto oo kala duwan taa oo ay  naftooda ku dabari karaan.

Saadaq cabdullahi shariif ayaa sheegay in dhalinyarada waxbaratay ay hormuud unoqon karaan kuwa aan waxbaran ee Ku Nool Magaalada sidoo kalana ay sameysan karaan shaqooyin kala Duwan.

Waxaa warbixintaan noo soo jeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here