Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Wada Udiyaar Garoowga Xuska Maalinta 1-da luulyo.

0
184

Haweenkaan  ayaa meelo kala duwan ka wada shaqada mutadawacnimada ah sida abaabulka iyo kicinta Howlaha Horumarinta ah Ee  Nadaafada Degmada Jowhar.

Waxaana Socda Ololaha Diyaargaroowga Munaasabadda Maalinta  1-da luulyo oo ah Maalintii ay xorriyadda qaateen Gobolada Koofureed iyo israacii  labada  Gobol  ee Waqooyiga iyo Koofurta Soomaaliya.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Shabeellaha Dhexe Madiino Cadow Colow oo Radio Isnaay lahadashay ayaa kawarbixisay sida ay u socoto Qaban qaabada Munaasabadda 1-da Luuluyo.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedineysa:-  Maryama Sheikh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here