Goobaha lagu Ciyaaro kubadda Cagta xiliyada Habeenkii oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar

0
286

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaa ku soo badanaya  goobaha lagu Ciyaaro kubadda Cagta Xilliyada Habeenkii ah waxaana loo yaqaana fooster ama salax waxaa loo sameeyay cowska macmalka ah iyadoo inta badan ay ciyaaraan dhaalinyaro ka kala socota afarta xafadood ee magalada jowhar kuwaas oo qaarkood aanan fursad uhelin in maalintii kubadda ay ciyaaraan

Cali Shiikh ibraahim waa ganacsade ku nool Jowhar waxa uu u sheegay Idaacadda Isnaay in maalintii uu raadsado nolol mameedkiisa habeenkiina uu sameeyo jimicsi wuxuna kubada laciyaaraa dhaalinyaro badan oo kala yimaada Afarta  Xaafadood ee Magaalada Jowhar

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here